Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiyadda Mucaaridka Ee WADDANI Iyo UCID Oo Si Adag Uga Hadlay Saddex Maxbuus Oo Xannuunka Shuban-biyoodka Ugu Dhintay Xabsiga Weyn Ee Burco
May 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Saraakiil Ka tirsan xisbiyada mcaaridka ee Waddani iyo UCID ayaa waxaa ay si adag ugahadleen isla markaana ay xukuumada ku dhaliileen saddex maxbuus oo jeelka weyn ee Burco ku geeriyoodey ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuunka shuban biyoodku

 

Masuulyiintan ayaa waxaa xukuumada ugu baaqeen in ay talaabo deg deg ah ka qaado fiditaanka cudurkaasi si aanu u soo gaadhin bulshada inteeda kale

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News