Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Xildhibaanada Golaha Deeganka Saylac Oo Xasbiga La Dhigay , Xukuumadana Ugu Baaqay
June 10, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadeayaa waxaa uu maanta si adag uga Hadley xildhibaanadii golaha deeganka Saylac oo xukuumadu xabsiga dhigtay

 

Xoghayha ayaa waxaaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay in sharciga dalka u yaala ay ilaaliso isla markaana waxaa uu arintaasi ku tilmaamay mid sharci daro oo aan la aqbali Karin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News