Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Si Adag U Canbaareeyey Xadhiga Saraal Ka Tirsan Shirkada Telesom Kuna Baaqey ..
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag ucanbaareeyey xadhig ay xukuumada Somaliland u geysatey Cabdiwahaab Maax oo ka mid ah saraakiisha shirkada isgaadhsiinta ee Telesom

 

Barkhad Jaamac Xirsi xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani waxaa uu xukumaada Somaliland ugu baaqay in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisa loogu soo celiyo sarkaalkan

Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News