Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga WADDANI Oo Ka Dhawaajiyey In Ay Maxkamadd La Tiigsan Doonaan Masuul Ka Tirsan Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland+Magaca Masuulka
July 3, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Xoghayaha ciyaaraha WADDANI iyo Madaxa Ololaha WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay maxkamadda la tiigsan doonaan Agaasimaha wasaaradda Ciyaaraha Somaliland mudane Maxamed Dhabeeye,iyaga oo sidoo kalena ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay Agaasimaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News