Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Ka Dareen Celiyey Ganaxii Lacageed Ee Ay Shalay Dul Dhigeen Kominshanka Doorashooyinku , Kuna Tilmaamay …
October 5, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka dareen celiyey ganaax lacageedoo ay shalay guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinku dul dhigeen

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddan Xil Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sheegay in ay u hogaansan yahiin go,aan kasta oo ka soo baxa kominshanka doorashooyinka , balse waxaa uu hoosta ka xariiqay in digreetadaas fulinteeda lagu deg degay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News