Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Banaanka Soo Dhigay Werwar Xoogan Oo Ay Ka Qabaan Doorashada Iyo Nooca Uu Yahay Walaacaasi
April 20, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu soo bandhigay werwar xoogan oo uuka qabo in ay doorashadu xiligeedii qabsoonto , maadama oo ay sheegen in aaney xukuumadu ilaa xiligaas aaney bixin lacag 1 Million ah oo lagu qaban lahaa qeybinta kaadhadhka cod bixiyaasha

 

Sidoo kale siyaasi Muuse Cabdilaahi oo ka tirsan  saraakiisha xisbiga Waddani waxaa uu ganafa ku dhuftey guddi musdanbeed ah oo dhawaan madaxweyne Siilanyo sheegay in uu u magaacabi doono kominshanka Doorashooyinka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News