Saxilnews.com
Daawo:-“Xisbiga Waddani Doorasho Diyaarbuu U Yahay Balse Waxaanu Doon Bidaayenaa In Shacbiga Abaareysan La Bad Baadiyo “.. Musharax Cabdiraxmaan Ciro
January 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah eeWaddani Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu diyaar u yahay in uu darasho uu galo balse ay ka mihim san tahay doorasho la galo in la gargaaro dadka ay ku dhufteen abaaraha xoogani .

Sidoo kale Musharax Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in aanay munaasib aheyn shacabi dhibaateysan in ay durbaan iyo olale ku dul qabtaan

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News