Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Sheegay In KULMIYE Iibsaday Kaadhadhkii Codbixinta Degmada Saylac , Kominshanka Doorashooyinkana Baaq U Diray
July 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhiggiisa KULMIYE ku eedeeyay inayiibsaday kaadhadhkii codbixinta Degmada Saylac, waxaanu komishanka doorashooyinka-na ugu baaqay inay maxkamad la tiigsadaan oo arintaasi talaabo adag ka qaadan

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News