Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Madax-Dhaqameed Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolada Bariga Somaliland
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Daawo-Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta munaasibad soo dhawayn ah u sameeyey madax-dhaqameed iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada bariga Somaliland oo kusoo biirey xisbiga.

 

https://www.youtube.com/watch?v=mFdyiPsGDLo

COMMENTS
Latest News