Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Colaada Mar Kale Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool Iyo Xanuun Dhimasho Sababay Oo Ka Dilaacay Buuhoodle Fariina U Direy Labada Beelood Ee Dirritu Dhex Marayso
April 11, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID ayaa ka hadlay colaada mar kale dib uga soo cusboonaatay deegaanada Koonfurta gobolka Sool iyo waliba shuban biyood ka dilaaacay deegaanada Buuhoodle,waxaana uu fariin u direy beelaha walaalaha ee dirirtu dhex marayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=CGkQ2emkjgM

COMMENTS
Latest News