Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Amar Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Ku Xidhay Jaamacadd Burco Ku Taala Iyo Xadhiga Lagu Kacay Siyaasiyiin Iyo Suxufiyiin Hargeysa Ku Xidhan
April 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa si adag uga hadlay amar ay wasaaradda Waxbarashada Somaliland ku xidhay jaamacadda Togdheer Interanation oo ka furan magaalada Burco taas oo hore loo odhan jirey Addis University iyo waliba xadhiga ay xukuumaddu kula kacday suxufiyiin iyo siyaasiyiin ku xidhan magaalada Hargeysa. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=7hZWb4ISDP4

COMMENTS
Latest News