Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga UCID Oo Iska Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga KULMIYE Ka Tirsan Kana Hadlay Dacwad Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ku Biirey KULMIYE
March 9, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa iska difaacay eedaymo ay usoo jeediyeen masuuliyiin KULMIYE ka tirsani,waxaana ay mar kale ka hadleen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka oo ku biirey KULMYE oo ay dacwad ka gudbiyeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=scqcRrRnWB0

COMMENTS
Latest News