Saxilnews.com
Daawo” Xisbiga Kulmiye Wuu Iibsanayaa Kaadhadhka Waana Uu Jajabinayaa Ama Diid Ama Yeel ..” Gudoomiyaha Gobalka Maroodi Jeex Ee Xisbiga Waddani
July 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha Cusub ee gobalka Maroodi-Jeex ee xisbiga Waddani Muddane XussenAadan Cade ayaa waxaa uu cod dheer ku sheegay in Kulmiye uu iibsanaayo kaadhadhka cod bixinta isla markaana uu jajabinaayo

 

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa ka digay arintaas cawaaqib xumada ka iman karta isla markaana waxaa uu ku baaqay in fiiro gaar ah loo yeesho arintaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News