Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga KULMIYE Oo Sharci Jabin Ku Eedeeyey Xisbiga WADDANI Fariin Adagna U Direy Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland
October 3, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIY ayaa dhigooda WADDANI waxay ku eedeeyeen inuu jabiyay sharcigii dhawaan saxeexeen saddexda xisbi Qaran,waxaana ay fariin adag u direen guddiga Komishanka Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=xZT5U1EDJDw

COMMENTS
Latest News