Saxilnews.com
Daawo:-Xisbiga Kulmiye Oo Ku Adkaystay Inay Doorashada Xiligeedii Lagu Qabto Xilli Ay Dalka Abaaro Xun Ay Ka Jiraan
January 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa waxa u si cad ugu adkeystayin doorasho wakhtigeedii la qabo xilli ay dalka abaaro xun oo ay gudida doorashooyinku ka deyriyeen ay dalka ka jirto .

 

Afhayeenka xisbigaas Xassan Gaafadhi waxaa uu oo ka war bixinaayey kulan ay maanta gudida doorashoyinku la yeeshen waxaa uu sheegay in aanay kominshanku xaq u laheyn in ay muddo kordhin sameeyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News