Saxilnews.com
Daawo:-Xinif Oo Si Kulul Uga Jawaabey Warqad Anshax Marineed Oo Guddida Doorashooyinku Soo Saaren
October 9, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee Kominshanka la dagaalanka Aids-ka ayaawaxaa uu si kulul uga jawaabey warqad anshax marin ah oo dhawaan kominshanka doorashooyinku ka soo saarey .

Agaasime Xinif ayaa sheegay in sharciga shaqaalaha dawladu aanu isaga qabaneen maadama oo uu yahay isagu aanu aheyn shaqaale joogto ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News