Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deeganka Hargeysa Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Ka Mid Noqdey Tageerayaal Jamaal Cali Xussen Ku Soo Dhaweeyey Borama
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Borama (Saxilnews):- Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka magaalada Hargeysa

iyo xubno wasiiro ah ayaa waxaa ay ka soo dhex muuqdeen soo dhaweyn maanta magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal loogu sameeyey Jamaal CaliXussen

Waxaana xildhibaanada iyo wasiirada ka mid ahaa Xildhibaan Xassan Shahar oo ka mid ah golaha deeganka Hargeysa , Wasiir Cali Xumuud Jibriil , Maayarka magaalada Borama Maxamed Xussen Maydhane iyo Gudoomiyaha gobalka Awdal Mustafe Shiine .

Sidoo kale waxaa iyaduna xusid mudan in aqoon yahan Jamaal Cali Xussen taagerayaashi magaalada Borama ku soo dhaweeyey ay ahayeen taagerayaasha xisbiga Kulmiye

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News