Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Qabiile Oo Si Adag Uga Hadley Dab Laba Jeer Qabsadey Dekada Berbera , Eedo Kululna Ku Ganay Shirkada Dp World
July 3, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Qabiile oo ka mid ah mudanaayaasha golaha wakiiladaSomaliland ee laga soo doorto gobalka Saaxil waxaa uu si adag uga Hadley dab laba jeer dhawaan qabsadey Dekada magaalada Berbera

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu eedo kulul ku ganay shirkada gacanta ku haysa maamulka dekadaas ee Dp World

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka WarkanS

 

COMMENTS
Latest News