Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Qabiile Oo Ku Dhawaaqey In Beesha Suber Awal Tageero Buuxda U Hayso Xisbiga Waddani 
April 23, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Qabiile oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland islamarkaana laga soo doortey gobalka Saaxil ayaa waxaa uu ka hadley taageraada ay beesha Suber Awal oo uu ka soo jeedo ay u hayso xisbiga Waddani .

 

Waxaa uu sheegay Xildhibaankani in beesha Suber Awal ay tageero buuxda u hayso xisbiga Kulmiye isla markaana cududooda halkaas ka muujin doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News