Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Warbaahinta La Hadley Kuna Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka mid mudanayaasha aqalka sare

ee dalka Somaliya ayaa maanta warbaahinta kula hadley magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya .

Xildhabaanku waxaa uu shaaciyey in uu u sharaxan yahay in uu noqdo gudoomiyaha aqalka sare ee dalkaasi Somaliya oo maalinta Axada ah doorashadiisu ka bilaabmi doonto Moqdisho

” Waxaan rabaa in aan halkan ka shaaciyo doorashada lagu wado in ay maalinta Axada ah ka qabsoonto magaalada Moqdisho in aan u tartami doono gudoomiyaha aqalka sare ” ayuu yidhi xildhibaan Mustafe Qodax

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News