Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Muj Timacade Oo Hanjabaad Ah Hawda U Mariyey Maayarka Hargeysa ..” Inanka Yar Ee Maayarka Ah …..”
October 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Muj Timacade oo ka mid ah mudanayaasha golaha deeganka magaaladaHargeysa waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqaata uu hawda u mariyey maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu dhawaan soo bandhigi doono hanti boob iyo lacago uu lunsadey Maayarka Hargeysa oo uu xog ogaal u ahaa .

Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay In Cabdiraxmaan Solteco uu ku fashilmay wax u qabashadii magaalada Hargeysa oo uu safaro uu Muuse Biixi ugu olaleynaayo gobaladii dalka ku maraayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News