Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Golaha Guurtida Ka Codsadey In Ay Madaxweyne Siilanyo U Kordhiyaan Laba Sanno
March 2, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada ugu jira xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu golaha guurtida Somaliland hawda u mariyey codsi ku saabsan muddo kordhinta xukuumada Madaxweyne ee hor taala aqalkaas

 

 Xildhibaanka ayaa waxaa uu mudanayaasha golaha guurtida ka codsadey in ay muddo kordhinta loo sameyanaayo xukuumada ka dhigaan muddo laba sanadood ah

 

Waxaana uu xldhibaan Nacnac sabab ugu dhigay codsigiisaas si buu yidhi loo dhameys tiro balan qaadyadii uu madaxweyne Siilanyo sameeyey oo ay ugu horeysay wadado Ceerigaabo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News