Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Cod Dheer Ku Sheegay Wasiirka Arimaha Gudahu Kala Qeybin Ka Wado Dadka Ku Nool Gobalka Sool
March 11, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga

soo doorto gobalka Sool waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon

Xildhibaanka ayaa waxaa uu wasiirka ku eedeeyey isla markaana uu cod dheer ku sheegay in uu kala qeyb ka wado deeganada gobalka Sool , waxaana uu u soo jeediyey in aanu kal qeybin dadka deeganadaasi ku nool

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News