Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Golaha wakiilada Somaliland Ka Tirsan Oo Xukuumadda Iyo Guddiga Abaaraha Ugu Baaqay Inay Is Casilaan+Sababta
April 18, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Xildhibaan Faarax Dheere oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa xukuumadda iyo guddiga Abaaraha Somaliland ku eedeeyey inay ku fashilmeen gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana uu xukuumadda iyo guddiga abaaraha ugu baaqay inay is casilaan.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=8EHHjHEJpEA

COMMENTS
Latest News