Saxilnews.com
Daawo:-Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Mar Kale Ka Dilaacay Gobalka Awdal Iyo Tirada Dhimashada
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Borama (Saxilnews):- Wararka soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaanin xanuunka shuban biyoodku uu mar labaad k dilaacay deegano ka tirsan gobalka Awdal .

Xanuunkan ayaa la sheegay ilaa hada in ay u dhinteen 6 qof isla markaana uu soo ritey 766 qof oo xanuunkooda lala tacaalayo .

Waxaana maanta kulan deg deg ah iskugu yimid maamulka gobalka Awdal iyo bahda caafimaadka isla markaana ka wada Hadley sidii xanuunkaasi looga ho tagi lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News