Saxilnews.com
Daawo:-Xaaladdihii Ugu Danbeeyey Ee Magaalada Burco Iyo Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka Shuban Biyoodka Burco
June 11, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyey ee magaalada Burco iyo marxaladda uu hadda marayo xanuunka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay magaalada Burco .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

https://www.youtube.com/watch?v=j98-ZygdAPs

COMMENTS
Latest News