Saxilnews.com
Daawo:-Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Togdheer Iyo Buuhoodle Oo Meel Adag Maraysa Iyo Qaylo Dhaanta Dadka Abaartu Halakaysay
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Togdheer iyo Buuhoodle ayaa wakhti xaadirkan maraysa meel adag oo u baahan gurmad iyo taakulayn deg deg ah.

Masuuliyiin ka tirsan gudiga abaaraha heer qaran iyo xisbiga KULMIYE ayaa kormeer ugu tagey dadka ay abaartu saamaysay.dadka abaartu saamaysay ayaa iyaguna dhankooda ka xogwaramay xaalada nololeed ee ay hadda ku sugan yihiin iyo waxa ugu muhiimsan ee ay u baahan yihiin in lala soo gaadho.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News