Saxilnews.com
DAAWO: XAAJI KA MID AH XUJAAJTII REER FILIBIIN EE WAAJIBAADKA XAJKA GUDANAYAY KA MID AHAA AYAA KU GUULAYSTAY IN HOOYADII SOO MUSLINTO ISAGA OO KU SUGAN XASHKA
September 28, 2015 - Written by admin

Maka (saxilnews):- Xaaji Ka Mid ah xujaajtii reer Filibiin ee waajibaadka xajka gudanayay ayaa farxada hooyadii oo muslimtay awgeed ku suuxi gaadhay, sida wakaaladaha wararku baahiyeen, xaajigan dhalinyarada ah ayaa hooyadii u duceeyay, ka dibna kula hadlay telefoon isagoo carafo ku sugan, waxaanu ka codsaday inay Islaamto ka dibna deg deg ayay uga yeeshay.

Markii uu sheikh ashahaadada telefoonka uga qabta u yeedhay ee ay islaam nimadeeda ku dhawaaqday ayaa oohin iyo duco uu bilaabay, waxaanay xaajigan u ahayd xalaadii ugu farxada badnayd.

 

 

 

 

 

 

 

 

maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News