Saxilnews.com
Daawo: wiil dhalinyaro ah oo magaalada Burco kusoo Bandhigay ciyaar lala yaabay oo cajiib ah.
May 4, 2015 - Written by muuse xaasi

Burco(Saxilnews) Wariye Khaalid Bakayle waa  wiil dhalinyaro ah oo  ka hawlgala magaalada Burco waxanu goob fagaare ah kusoo Bandhigay ciyaar lala yaabay oo aad u cajiibisay bulshadii Daawanaysay.

COMMENTS
Latest News