Saxilnews.com
Daawo:-“Waxaanu Ku Kalsoonahay Tageerada Gobalka Hawd Iyo Degmada Axmed Dhagax Oo Noqon Doonta Muftaaxa Guusha Waddani “.. Musharax Ciro
January 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Musharax Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciroayaa waxaa uu qudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey haweenka xafaada Axmed Dhagax oo maanta si rasmi ah cuduudii taageero ugu biiriyey xisbiga Waddani

 

Musharax Ciro waxaa uu sheegay in xisbigiisu ku kalsoon yahay tageerada ay u muujiyeen beesha degta gobalka Hawd iyo Xafaada Axmed Dhagax taas oo uu ku sifeeyey in ay noqon doonto furaha guusha xisbiga Waddani

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News