Saxilnews.com
Daawo:-Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Dawlada Somaliland Iyo Khaatumo U Bilaabmay Fariina U Direy Madaxda Kooxda Khaatumo
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bari ee Somaliland ayaa ka hadlay wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,waxaana uu sheegay in kulan danbe loo balansan yahay.

Sidoo kalena wasiiru dawluhu waxa uu ka dhawaajiyey in aan wada hadaladan istaagayn,waxaana uu fariin u direy madaxda kooxda Khaatumo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=hIlBpt05gno

COMMENTS
Latest News