Saxilnews.com
DAAWO- Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Tirsan Oo Magaalada Jigjiga Ee Ethiopia, U Tagay Shir Ku Saabsan Amniga, Ganacsiga Iyo Xuduuddaha
September 7, 2015 - Written by admin

Jigjiga ( Saxilnews)- Halkan Ka Daawo Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade kuna Wehelinayo Wasiirka Arrimaha Debada Maxamed Biixi Yoonis oo si Heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga Ee Xarunta ISmaamulka Soomaalida Ethiopia

 

 

Halkan hoose ka daawo:

 

 

maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News