Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Waalidiinta Iyo Ardayda U Fadhiisanaya Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Somaliland
June 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahi Habbane ayaa ka hadlay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo ardaydu u fadhiisanayaan sabtidan fooda inagu soo haysa,waxaana uu fariin adag u direy waalidiinta iyo ardayda sanadkan u fadhiisanaya Imtixaankaba.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=lvjASoEJTug

COMMENTS
Latest News