Saxilnews.com
Daawo-Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Magaalada Hargeysa Kusoo Bandhigay Arrin Fajac Galisay Bulshada Somaliland
March 26, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliif Cabdilaahi Axmed ayaa ka hadlay dhalinyaro habeen dhawayd magaalada Hargeysa kusoo bandhigay arrin fajac galisay bulshada Somaliland oo aad looga hadal hayey baraha bulshada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=EiBuB_zJidI

COMMENTS
Latest News