Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Markii U Horeysay Shaaca Ka Qaaday Inuu U Tartamayo Kursiga Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE
June 10, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Aadan “Qabo” ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inuu u tartamayo kursiga gudoomiyaha xisbiga KULMIYE murrashaxa Muuse Biixi Cabdi dabadii.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=HHEooaZik18

COMMENTS
Latest News