Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Mucaaridka Ku Tilmaamay Qaar Xanuun Qaba Isla Markaana Ka Hadley Saldhig Military Oo Laga Hir Galinaayo Moqdisho
April 24, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Sax):-Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaamucaaridka ku tilmaamey qaar qaba xunaan uu ku sheegay in uu yahay horumar diid isla markaana ay iska khaldantey horumarkii , tartankii iyo mucaradnimadii

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu ka hadley Saldhig Milirty oo magaalada Moqdisho ay ka sameysanto dawlada Turkigu

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News