Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Macdanta Oo Markii Ugu Horeysay Banaanka Soo Dhigay Sababta Uu Ugu Olaleen Waayey Xisbiga Kulmiye Iyo Musharax Muuse Biixi
March 15, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada macdanta yo tamarta Somaliland Xussen Cabdi Ducaaleayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu banaanka soo dhigay sababata uu uga dhex muuqan waayey olalaha xisbiga Kulmiye iyo Musharax Muuse Biixi

Wasiirkan oo inta badan aan lagu dhex arkin xafladaha iyo xarunta xisbiga Kulmiye oo inta badan wasiirada xukuumadu iska xaadiriyaan ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye iyo musharaxiisa uu u olaleen doono marka la gaadho xiliga olalaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News