Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysta Xeebaha Dalka Somaliland 
March 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=YMUNC9nqc0A

COMMENTS
Latest News