Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedada Safar Ay Maalmihii Ugu Danbeeyey Ugu Maqnaayeen Gobolka Salel
October 2, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safar ay maalmihii u danbeeyey ugu maqnaayeen gobolka Salel iyo mashaariic ay ka hirgaliyeen degmada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=7RNztzpGdOw

COMMENTS
Latest News