Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Sharraxay Halka Ay Marayaan Hawlaha Hirgalinta Go’aamadii Xukuumaddu Kasoo Saartay Sicir Bararka
January 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
 

Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shucayb Maxamed ayaa sharraxay halka ay marayaan hawlaha hirgalinta go’aamadii xukuumaddu kasoo saartay sicir bararka dalka ka taagan.

Sidoo kalena wasiirku waxa uu ka hadlay kulan ay maanta la qaateen ganacsatada shirkadaha qaadka iyo waliba sarriflayaasha magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=JyLN23FQW8A

COMMENTS
Latest News