Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Gadiidka Oo Maanta Hor Tagay Golaha Wakiilada Somaliland
December 11, 2018 - Written by Admin..

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo horumarinta  jidadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta hor tagay guddi hoosaasdka golaha wakiilada ee  dhulka iyo  gadiidka Somaliland .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News