Saxilnews.com
[DAAWO:-] WASIIRKA DIINTA OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY HAWLGALKA TIMO XIIRISTA DHALINYARADDA EE LAGU MAGACAABO “HORAA LOO SOCONAYAA
December 31, 2017 - Written by editor

Hargaysa:-(saxilnews.com2saxilnews.com2) Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta Sheekh Khaliil oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa tafasiil dheeraad ah ka bixiyay mashruuca timo xiirista ee Xukuumadda Muuse Biixi Dalka ka wado kaas oo la magac baxay “Horaa loo soconayaa “. Hadalkii Wasiir Khaliil

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News