Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Dalxiiska Somaliland Iyo Wafti Ka Socda Dalka Spain Oo Gaadhay Magaalada Berbera Kormeerna Ku Tagay Goob Taariikhi Ah
March 8, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka Somaliland iyo Wafti Khuburo ah oo kasoo jeedka dalka Spain ayaa gaadhay magaalada Berbera,waxaana ay kormeer ku tageen Buurta Gumburaha Taangida Biyaha oo ah goob taariikhi ah oo la isticmaali jirey muddo ka badan 5000 oo sanno ka hor. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=e898AkRKIdk

COMMENTS
Latest News