Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Maanta Golaha Wakiilada Hor Yimid , Kana War Bixiyey Wasaaradiisa
March 14, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka cusub ee wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland MuddaneKhadar Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu maanta hor yimid golaha wakiilada Somaliland si ay u ansixiyaan .

 

Wasiirka ayaa waxaa uu ka war bixiyey wasaaradan cusub ee loo magacaabey waxaana uu sheegay in wasaaradan loo magacaabey ay tahay wasaarad ku cusub dalka isla markaana uu da daal badan galiyey sidii uu uga dhigi lahaa wasaaradan mid  la tartanka wasaaradaha kale ee dhigeeda ah

 

Ugu Danbeyn xildhibaanadan golaha wakiilada ayaa waxaa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen wasiirkan cusub ee Khadar Xaaji Yuusuf

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News