Saxilnews.com
DAAWO:-WASIIRKA BEERAHA SOMALILAND OO WAKHTI BADAN KU QAATAY KORMEERKA BEERA LAYDA + BALANQAADYO BADAN.
April 12, 2018 - Written by editor

Hargaysa (saxilnews.com) Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa gaadhay magaalada madaxda gobolka Sanaag caasimadiisa Ceerigaabo.

Socdaalka uu  wasiir Seed ku tagay magaalada ceerigaabo ayuu ku sheegay in ujeedadiisu tahay sidii uu ugu kuur geli lahaa xaalada beeralayda deegaankaasi.

Intii loo dhiibay xilka wasaarada Beeraha waxa uu Wasiir Axmed muumin Seed sameeyay kormeero badan iyo balan qaadyo uu usamaynayay beeralayda uu kor meerka ku sameeyay.

Halkan Guji Oo Daawo Muuqaalkan


COMMENTS
Latest News