Saxilnews.com
DAAWO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u Sujuuday Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya
October 31, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md.Faratoon, ayaa qaab ka baxsan anshaxa salaanta iyo dhaqanka suuban ee diinta Islaamka u salaamay Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya.

Hoos, ka DAAWO, muuqaal muujinaaya Faratoon oo u sujuudaya Raysal Wasaare Desale

COMMENTS
Latest News