Saxilnews.com
Daawo:– Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanada Colaaduhu Ragaadiyeen Ee Koonfurta Gobolka Sool
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Laascaanood (Saxilnews) Wasiirka arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir-faratoon) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanadii koonfurta gobolka Sool ee ay colaaduhu ragaadiyeen

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News