Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Ujeedada Socdaal Uu Ku Tagey Magaalada Laascaanood Iyo Colaad Dib Uga Soo Cusboonaatay Deegaanada Koonfurta Sool
April 11, 2017 - Written by suxufi
Hargeysas(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo shalay socdaal ku tagey magaalada Laascaanood ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaal uu ku tagey magaalada Laascaanood,waxaana wasiirku ka hadlay colaada dib uga soo cusboonaatay deegaanada koonfurta gobolka Sool.

Sidoo kalena wasiir Faratoon waxa uu ka jawaabay su’aalo ay ku boobeen qaar kamida warbaahinta magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=kYPYnQgV42Q

COMMENTS
Latest News