Saxilnews.com
Daawo:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Mar Kale Gacantiisa Ku Sad-Qeeyay Madaarka Barbara Saxeeyayna Heshiiska Lagu Wareejinayo
March 19, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Mudane Sacad Cali Shire ayaa markale Gacantiisa ku sad-qeeyay heshiishka lagu wareejinayo Madaarka Magaaladda Barbara Xilli  uu wasiirkii wasaaradda Duulista iyo Hawaddu dhinac fadhiyo.

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News