Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Looga Yeedhay Golaha Wakilada Iyo Waxyaabaha La Weydiiyey 
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaawaxaa ay kulan la yeesheen wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon.

 

Gudida ayaa waxaa ay wasiirka wax ka weydiiyeen buuq ka taagan cashuuraha warshad-leyda iyo dawlada hoose ee Hargeysa

COMMENTS
Latest News